english menu

Kusoo Dhowow Almis


Ururka Almis welfare association waa urur samofal ah oo u adeega danyarta
lana dagaalama jahliga iyo saboolnimada.
Ururka Almis waa charity ka diwaangashan dalka Ingiriiska ,waxaana loo
aasaasay in uu kor u qaado aqoonta dadka baahan.