Tababarada Xirfada Kala Duwan
Ururku waxa uu wadaa mashaariic tababaris xirfado kala duwan sida :
Tababrista Dawaarka sida dharka loo talo. Taas oo ay ka faaiideynteen 101 qof oo dumar ah hadana ku shaqo tagey.
Tababrista sameynta cuntooyinka iyo macmacaanada ( Sameynta keege kala duwan,Saanbuusaha iwm)
Ururku waxa uu gacan siiyey 20 Nijaar oo uu siiyey qalabkii nijaarista si ay awood ugu helaan xirfadhooda ( Carpentry Tools) oo ka kooban Miishaar, Dube, Cawjad iwm.