Waxbarashada
Ururku waxa uu kafaalo qaadey ilaa hada ardey gaadheysa ilaa 72 ardey uu ka bixiyo kharashka waxbarashada, buugaagta iyo waliba Transportation-kooda
Ardeyda dhigta waxbarashada sare ee jaamacadaha dalka iyo dibadu sida Jaamacadaha Hargeisa,,Camuud, Admas,Golis iyo Ethoipa, Sudan, Yeman.
Adeyda dhigata waxbarsaha dhexe iyo hoosena iyo Taxfiidul quraanka sida Dugsiga sare dhexe ee sheikh, Nuuradiin institute, Furqaan institute. Daarul Quraan institute.Daarul Raxma institute. New horizontal Collage. Qater institute. School of Tomorrow. Al Ansaar institute.Cinraan Bini Xuseen institute